Macaanka Nooca 2aad

Insulin waa hormoon ay u baahan yihiin unugyada jirku si ay u qaataan sonkorta ku jirta dhiiga. Hadii aad qabto Nooca 2aad ee Macaanka ma jirto Insulin ku filan jirka sidaa darteed sonkor badan...

Macaanka Nooca 1aad

Insulin waa hormoon isu dheeli tira sonkorta dhiiga ku jirta. Hadii qofku uu qabo xanuunka Macaanka gaar ahaan Nooca 1aad (Type 1) waxa jirku joojinayaa soo daynta Insulin, waxayna sababaysaa in sonkor badan ku...

Kolestaroolka (Cholesterol)

Waa maxay Kolestaroolku? Kolestaroolku waa shay dufan ah oo jirku u baahanyahay inuu adeegsado, waxaana loo isticmaalaa si loo dhiso unugyada jirka iyo hormoonada. Waxaa lagu sameeyaa beerka sidoo kale waxa laga helaa cuntada ka timaadda...

Dhiig karka

Dhiigkarka:- Dhiig karku waa cadaadiska dhiiga oo kor u kaca, cadaadiska dhiiguna waa cadaadiska ka dhashy dhiiga ka imanaya wadnaha ee ku socda unugyada jidhka ama dhiiga ka imanaya unugyada jidhka ee ku socda...

Ciriqa Lugaha

Ciriqa waxa keena dhiiga oo urura kadibna sameeya xinjir awda xididka, taasoo keenta in ay adkaato isu socodka dhiigu. Dhiigaas xinjiroobay waxa uu u gudbi karaa xubno kale oo jidhka ah sida sanbabada. Ciriqa...

Sumowga Dhiiga (Sepsis)

Sumoga dhiigu waa xanuun halis ah oo naadir ah waxaana sababa bakteeriya soo gasha dhiiga. Marka bakteeriyadu soo gasho dhiiga waxa jirku isku deyayaa inuu is difaaco taas oo keenta in uu qofku bukoodo....

Dhiigyari (Anemia)

DHIIG YARI (Anemia):- Waa maxay dhiig yaridu? Dhiiga yaridu waa unugyada dhiiga cas oo yar ama xaddiga Hemogolobinta ee unugyada dhiiga cas oo yar. Hemogolobintu waa maado bir ah oo midabka dhiigana ka dhigta inuu casaado,...

Xiiqda/Astma

Astma/Xiiqda Astma/Xiiqda waa xanuun ku dhaca marinka hawada taasoo keeni karta mararka qaarkood culays neefsaho. Sababtuna waa ruuxa oo leh cudurka marinka hawada. Inta badan waxay ku dhacdaa qofka yar sidoo kale way haleeli...

Xanuunka Guluutanka

Xanuunka Gulutanka: Gulutanku waa xanuun ku dhaca caloosha oo ay adagtahay in la dheefshiido  borotinka ku jira Qamadida, Haruurka iyo Shaciirka waxaana loo yaqaanaa Celiac. Gulutanku wuxuu dhaawac u gaystaa fara-lamoodka gidaarka xiidmaha (Villus)....

Skip to toolbar