KAGA FARXI AGOON MAALINTA CIIDA

Bismillah: Sida ku cad shuruudaha  barnaamijka Go’aanqaadasho Q 3aad,  waxa laga rabaa xubnaha barnaamijka inay bixiyaan sadaqo dhan $30 ama sodon dollar oo loogu deeqayo caruur agoomo ah, si ay ugu suurtawdo inay iibsadaan dharka...

AFURI WALAALKAA + GO’AANQAADASHO Q2AAD

Bismillah: Barnaamijkii Go’aanqaadasho qeybtiisii labaad waxa shuruudihiisa kamid ahaa in xubnaha ka qaybgalayaa ay bixiyaan ugu yaraan lacag gaadhaysa toban dollar si ay uga qaybqaataan afurinta dadka masaakiinta ah ee soomaya bisha barakaysan ee...

Macaanka Nooca 2aad

Insulin waa hormoon ay u baahan yihiin unugyada jirku si ay u qaataan sonkorta ku jirta dhiiga. Hadii aad qabto Nooca 2aad ee Macaanka ma jirto Insulin ku filan jirka sidaa darteed sonkor badan...

Macaanka Nooca 1aad

Insulin waa hormoon isu dheeli tira sonkorta dhiiga ku jirta. Hadii qofku uu qabo xanuunka Macaanka gaar ahaan Nooca 1aad (Type 1) waxa jirku joojinayaa soo daynta Insulin, waxayna sababaysaa in sonkor badan ku...

Kolestaroolka (Cholesterol)

Waa maxay Kolestaroolku? Kolestaroolku waa shay dufan ah oo jirku u baahanyahay inuu adeegsado, waxaana loo isticmaalaa si loo dhiso unugyada jirka iyo hormoonada. Waxaa lagu sameeyaa beerka sidoo kale waxa laga helaa cuntada ka timaadda...

Dhiig karka

Dhiigkarka:- Dhiig karku waa cadaadiska dhiiga oo kor u kaca, cadaadiska dhiiguna waa cadaadiska ka dhashy dhiiga ka imanaya wadnaha ee ku socda unugyada jidhka ama dhiiga ka imanaya unugyada jidhka ee ku socda...

Ciriqa Lugaha

Ciriqa waxa keena dhiiga oo urura kadibna sameeya xinjir awda xididka, taasoo keenta in ay adkaato isu socodka dhiigu. Dhiigaas xinjiroobay waxa uu u gudbi karaa xubno kale oo jidhka ah sida sanbabada. Ciriqa...

Sumowga Dhiiga (Sepsis)

Sumoga dhiigu waa xanuun halis ah oo naadir ah waxaana sababa bakteeriya soo gasha dhiiga. Marka bakteeriyadu soo gasho dhiiga waxa jirku isku deyayaa inuu is difaaco taas oo keenta in uu qofku bukoodo....