Xadiiska 75 aad

ـ حَدَّثَنَا أَبُو مَعْمَرٍ، قَالَ حَدَّثَنَا عَبْدُ الْوَارِثِ، قَالَ حَدَّثَنَا خَالِدٌ، عَنْ عِكْرِمَةَ، عَنِ ابْنِ عَبَّاسٍ، قَالَ ضَمَّنِي رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم وَقَالَ : اللَّهُمَّ عَلِّمْهُ الْكِتَابَ 

Ibnu Cabbaas waxa laga wariyey inuu dhahay: Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H) ayaa laabta i galiyey, dhahayna: Ilaahayow, bar Kitaabka (Quraanka).