حَدَّثَنَا خَالِدُ بْنُ مَخْلَدٍ، حَدَّثَنَا سُلَيْمَانُ، حَدَّثَنَا عَبْدُ اللَّهِ بْنُ دِينَارٍ، عَنِ ابْنِ عُمَرَ، عَنِ النَّبِيِّ صلى الله عليه وسلم قَالَ ” إِنَّ مِنَ الشَّجَرِ شَجَرَةً لاَ يَسْقُطُ وَرَقُهَا، وَإِنَّهَا مَثَلُ الْمُسْلِمِ، حَدِّثُونِي مَا هِيَ ”. قَالَ فَوَقَعَ النَّاسُ فِي شَجَرِ الْبَوَادِي. قَالَ عَبْدُ اللَّهِ فَوَقَعَ فِي نَفْسِي أَنَّهَا النَّخْلَةُ، ثُمَّ قَالُوا حَدِّثْنَا مَا هِيَ يَا رَسُولَ اللَّهِ قَالَ ” هِيَ النَّخْلَةُ |
Cabdillahi ibnu Cumar waxa uu ka wariyey Nabiga (N.N.K.H) inuu dhahay: Dhirta waxa ka mid ah geed aan caleemihiisu dhicin, ayaduna (geedaasna) waa sida ruuxa Muslimka ah, ee ii sheega waxay tahay? Waxa uu dhahay Cabdillaahi: Dadku waxay ku dhaceen (u bateen) dhrita baadiyaha, waxa uu dhahay Cabdillahi: waxa naftayda kusoo dhacay inay tahay geeda Timirtaah, kadibna waxay dhaheen: Rasuulkii Ilaahayow noo sheeg. Waxa uu dhahay: waa geeda Timirta. |