Xadiiska 30 aad

حَدَّثَنَا سُلَيْمَانُ بْنُ حَرْبٍ ، قَالَ : حَدَّثَنَا شُعْبَةُ ، عَنْ وَاصِلٍ الأَحْدَبِ ، عَنِ المَعْرُورِ بْنِ سُوَيْدٍ ، قَالَ : لَقِيتُ أَبَا ذَرٍّ بِالرَّبَذَةِ ، وَعَلَيْهِ حُلَّةٌ ، وَعَلَى غُلاَمِهِ حُلَّةٌ ، فَسَأَلْتُهُ عَنْ ذَلِكَ ، فَقَالَ : إِنِّي سَابَبْتُ رَجُلًا فَعَيَّرْتُهُ بِأُمِّهِ ، فَقَالَ لِي النَّبِيُّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : يَا أَبَا ذَرٍّ أَعَيَّرْتَهُ بِأُمِّهِ ؟ إِنَّكَ امْرُؤٌ فِيكَ جَاهِلِيَّةٌ ، إِخْوَانُكُمْ خَوَلُكُمْ ، جَعَلَهُمُ اللَّهُ تَحْتَ أَيْدِيكُمْ ، فَمَنْ كَانَ أَخُوهُ تَحْتَ يَدِهِ ، فَلْيُطْعِمْهُ مِمَّا يَأْكُلُ ، وَلْيُلْبِسْهُ مِمَّا يَلْبَسُ ، وَلاَ تُكَلِّفُوهُمْ مَا يَغْلِبُهُمْ ، فَإِنْ كَلَّفْتُمُوهُمْ فَأَعِينُوهُمْ

Macruur ibnu Suweyd waxa uu yidhi: Waxaan Abudarr kula kulmay Rabada, isagoo gashan Cabaayad, wiilkiisuna (adoonkiisana) uu gashanyahay Cabaayad, markaasan waydiiyey arrintan, waxaanu dhahay: Ninbaan caayey waxaanan ku ceebeeyey hooyadii, markaasuu Nabigii Ilaahay (N.N.K:H) igu dhahay: Abu Darroow ma waxaad ku ceebaysay hooydii? Adigu waxaad tahay Nin jaahilnimo ay ku jirto, walaaladiin waa abtiyaashiin, Ilaahay ayaa yeelay gacmihiina hoostooda (Masuul idiin ka dhigay), ruuxii walaalkii gacantiisa hoostiisa jooga, haku quudiyo waxa uu cunayo, hana u xiro waxa uu gashanayo, hana ku kallifina wax ka roonaanaya (aanay awoodayn) hadaad ku kaliftaana ku kaalmeeya.