Xadiiska 31 aad

 حَدَّثَنَا عَبْدُ الرَّحْمَنِ بْنُ المُبَارَكِ ، حَدَّثَنَا حَمَّادُ بْنُ زَيْدٍ ، حَدَّثَنَا أَيُّوبُ ، وَيُونُسُ ، عَنِ الحَسَنِ ، عَنِ الأَحْنَفِ بْنِ قَيْسٍ ، قَالَ : ذَهَبْتُ لِأَنْصُرَ هَذَا الرَّجُلَ ، فَلَقِيَنِي أَبُو بَكْرَةَ فَقَالَ أَيْنَ تُرِيدُ ؟ قُلْتُ : أَنْصُرُ هَذَا الرَّجُلَ ، قَالَ : ارْجِعْ فَإِنِّي سَمِعْتُ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ يَقُولُ : إِذَا التَقَى المُسْلِمَانِ بِسَيْفَيْهِمَا فَالقَاتِلُ وَالمَقْتُولُ فِي النَّارِ ، فَقُلْتُ يَا رَسُولَ اللَّهِ هَذَا القَاتِلُ فَمَا بَالُ المَقْتُولِ قَالَ : إِنَّهُ كَانَ حَرِيصًا عَلَى قَتْلِ صَاحِبِهِ

Axnaf ibnu Qays waxa uu dhahay: Waan baxay si aan ugu hiiliyo Ninkan (Cali Ibnu Abudaalib), waxaana ila kulmay Abubakar, wuxuuna dhahay; Xagee aadi? Waxaan idhdi: inaan u hiiliyo Nankan. Waxa uu dhahay: Noqo, waxaanan maqlay Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H) oo dhahaya: Hadii ay ku kulmaan laba Muslim Seefahooda, ka wax dilay iyo ka la dilayba waxay ku suganyihiin Naarta. Waxaan idhi: Rasuulkii Ilaahayow kani waa (garanay) ka wax dilay, ee kawaran kan la dilay, Wuxuu dhahay: Isagu (ka dhintay) wuxuu ku dadaalayey inuu dilo saaxiibkii (ka dilay)