Xadiiska 41 aad

 قَالَ مَالِكٌ : أَخْبَرَنِي زَيْدُ بْنُ أَسْلَمَ ، أَنَّ عَطَاءَ بْنَ يَسَارٍ ، أَخْبَرَهُ أَنَّ أَبَا سَعِيدٍ الخُدْرِيَّ أَخْبَرَهُ أَنَّهُ سَمِعَ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ يَقُولُ : إِذَا أَسْلَمَ العَبْدُ فَحَسُنَ إِسْلاَمُهُ ، يُكَفِّرُ اللَّهُ عَنْهُ كُلَّ سَيِّئَةٍ كَانَ زَلَفَهَا ، وَكَانَ بَعْدَ ذَلِكَ القِصَاصُ : الحَسَنَةُ بِعَشْرِ أَمْثَالِهَا إِلَى سَبْعِ مِائَةِ ضِعْفٍ ، وَالسَّيِّئَةُ بِمِثْلِهَا إِلَّا أَنْ يَتَجَاوَزَ اللَّهُ عَنْهَا

Abu Saciid Al-Khudriyy waxa uu ka warramay inuu Nabiga (N.N.K.H) ka maqlay oo leh: Haduu adoonku islaamo, oo islaamnimadiisuna wanaagsanaato, Ilaahay waxa uu u dhaafaa dhammaan daniyadii ka horreeyey, intaa wixii ka danbeeyana Qisaas ayaa haatay (waa laysu miisaamayaa), (hal) wanaag waxay u dhigmaysaa toban la mid ah illaa (la gaashsiiyo) todoba boqol oo laban lab, xumaantuna waxay u dhigmaysaa hal xumaan, illaa intaa uu Allah ka dhaafayo.

Xadiiska 42 aad

حَدَّثَنَا إِسْحَاقُ بْنُ مَنْصُورٍ ، قَالَ : حَدَّثَنَا عَبْدُ الرَّزَّاقِ ، قَالَ : أَخْبَرَنَا مَعْمَرٌ ، عَنْ هَمَّامِ بْنِ مُنَبِّهٍ ، عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ ، قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : إِذَا أَحْسَنَ أَحَدُكُمْ إِسْلاَمَهُ : فَكُلُّ حَسَنَةٍ يَعْمَلُهَا تُكْتَبُ لَهُ بِعَشْرِ أَمْثَالِهَا إِلَى سَبْعِ مِائَةِ ضِعْفٍ ، وَكُلُّ سَيِّئَةٍ يَعْمَلُهَا تُكْتَبُ لَهُ بِمِثْلِهَا

Abu Hurayra waxa uu dhahay: Nabigii Ilaahay (N.N.K.H) waxa uu dhahay: Hadii midkiin hagaajiyo islaamnimadiisa: Wanaag kasta oo uu qabto waxa loo qoraaa toban la mida ah illamaayo laga gaadho todoba boqol oo laban laab, xumaan kasta uu sameeyana hal xumaan ayaa loo qori.