Xadiiska 11 aad

حَدَّثَنَا سَعِيدُ بْنُ يَحْيَى بْنِ سَعِيدٍ القُرَشِيُّ ، قَالَ : حَدَّثَنَا أَبِي ، قَالَ : حَدَّثَنَا أَبُو بُرْدَةَ بْنُ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ أَبِي بُرْدَةَ ، عَنْ أَبِي بُرْدَةَ ، عَنْ أَبِي مُوسَى رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ ، قَالَ : قَالُوا يَا رَسُولَ اللَّهِ ، أَيُّ الإِسْلاَمِ أَفْضَلُ ؟ قَالَ : مَنْ سَلِمَ المُسْلِمُونَ مِنْ لِسَانِهِ ، وَيَدِهِ

Abu Muusa al-Ashcari (I.R.H) waxa laga wariyey inuu dhahay; Inay dhaheen, Rasuulkii Ilaahayow, Islaamnimada maxaa ugu fiican? Waxa uu dhahay: (waxa ugu fiican) cidii ka nabad galisa muslimiinta carrabkiisa iyo gacantiisa.