Xadiiska 93 aad
ـ حَدَّثَنَا أَبُو الْيَمَانِ، قَالَ أَخْبَرَنَا شُعَيْبٌ، عَنِ الزُّهْرِيِّ، قَالَ أَخْبَرَنِي أَنَسُ بْنُ مَالِكٍ، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم خَرَجَ، فَقَامَ عَبْدُ اللَّهِ بْنُ حُذَافَةَ فَقَالَ مَنْ أَبِي فَقَالَ ” أَبُوكَ حُذَافَةُ ”. ثُمَّ أَكْثَرَ أَنْ يَقُولَ ” سَلُونِي ”. فَبَرَكَ عُمَرُ عَلَى رُكْبَتَيْهِ فَقَالَ رَضِينَا بِاللَّهِ رَبًّا، وَبِالإِسْلاَمِ دِينًا، وَبِمُحَمَّدٍ صلى الله عليه وسلم نَبِيًّا، فَسَكَتَ |
Anas ibnu Maalik waxa uu ka warramay in Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H) baxay, oo uu istaagay Cabdillaahi ibnu Xudaafa, dhahayna: waa kuma aabahay? Wuxuu yidhi: Aabahaa waa Xudaafa. Kadibna waxa uu badiyey inuu dhaho “i waydiiya” Cumarbaa jilbo joogsaday oo dhahayna: waxaan Ilaahay raali ugu nahay Rabbinimo, Islaamkana diinimo, Muxamedna (N.N.K.H) nabinimo. Waanu aamusay nabigu. |