Xadiiska 126 aad

حَدَّثَنَا عُبَيْدُ اللَّهِ بْنُ مُوسَى، عَنْ إِسْرَائِيلَ، عَنْ أَبِي إِسْحَاقَ، عَنِ الأَسْوَدِ، قَالَ قَالَ لِي ابْنُ الزُّبَيْرِ كَانَتْ عَائِشَةُ تُسِرُّ إِلَيْكَ كَثِيرًا فَمَا حَدَّثَتْكَ فِي الْكَعْبَةِ قُلْتُ قَالَتْ لِي قَالَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم ‏”‏ يَا عَائِشَةُ، لَوْلاَ قَوْمُكِ حَدِيثٌ عَهْدُهُمْ ـ قَالَ ابْنُ الزُّبَيْرِ بِكُفْرٍ ـ لَنَقَضْتُ الْكَعْبَةَ فَجَعَلْتُ لَهَا بَابَيْنِ باب يَدْخُلُ النَّاسُ، وَبَابٌ يَخْرُجُونَ ‏”‏‏.‏ فَفَعَلَهُ ابْنُ الزُّبَيْرِ 

Aswad waxa laga warinyey inuu yidhi: wuxuu Ibnu Subayr igu dhahay: Caasha sir badan bay kuu sheegi jirtay ee maxay kaaga sheegtay Kacbada? Waxaan idhi; waxay igu tidhi nabiga (N.N.K.H) ayaa yidhi: Caashooy! hadii aanay qoomkaagu ahayn kuwa axdigoodu dhowyahay waan burin lahaa Kacbada waxaanan u yeeli lahaa laba albaab, albaab daku kasoo galaan iyo albaab laga baxo.