Xadiiska 121 aad
حَدَّثَنَا حَجَّاجٌ، قَالَ حَدَّثَنَا شُعْبَةُ، قَالَ أَخْبَرَنِي عَلِيُّ بْنُ مُدْرِكٍ، عَنْ أَبِي زُرْعَةَ، عَنْ جَرِيرٍ، أَنَّ النَّبِيَّ صلى الله عليه وسلم قَالَ لَهُ فِي حَجَّةِ الْوَدَاعِ ” اسْتَنْصِتِ النَّاسَ ” فَقَالَ ” لاَ تَرْجِعُوا بَعْدِي كُفَّارًا يَضْرِبُ بَعْضُكُمْ رِقَابَ بَعْضٍ |
Jarir waxa laga wariyey in Nabigu (N.N.K.H) ku dhahay xajkii sagootinta (Xajatul wadaac): ii aamusii dadka, wuxuuna yidhi Nabigu: ha noqonina gadaashay gaalo, badhkiinba badhka kale qoorta ka garaacayo. |