Xadiiska 25 aad

 حَدَّثَنَا عَبْدُ اللَّهِ بْنُ مُحَمَّدٍ المُسْنَدِيُّ ، قَالَ : حَدَّثَنَا أَبُو رَوْحٍ الحَرَمِيُّ بْنُ عُمَارَةَ ، قَالَ : حَدَّثَنَا شُعْبَةُ ، عَنْ وَاقِدِ بْنِ مُحَمَّدٍ ، قَالَ : سَمِعْتُ أَبِي يُحَدِّثُ ، عَنِ ابْنِ عُمَرَ ، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : أُمِرْتُ أَنْ أُقَاتِلَ النَّاسَ حَتَّى يَشْهَدُوا أَنْ لاَ إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ ، وَأَنَّ مُحَمَّدًا رَسُولُ اللَّهِ ، وَيُقِيمُوا الصَّلاَةَ ، وَيُؤْتُوا الزَّكَاةَ ، فَإِذَا فَعَلُوا ذَلِكَ عَصَمُوا مِنِّي دِمَاءَهُمْ وَأَمْوَالَهُمْ إِلَّا بِحَقِّ الإِسْلاَمِ ، وَحِسَابُهُمْ عَلَى اللَّهِ

Ibnu Cumara (I.R.H) waxa laga wariyey in Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H) yidhi: waxa lay faray inaan dadka la dagaalamo illamaayo ay ka qiraan in Ilaah xaq lagu caabudo jirin Ilaahay mooyee, Muxamadna yahay Rasuulkii Ilaahay, Oogaana salaada iyo inay Bixiyaana Sakada, haday sidaas falaana waxay iga ilaaliyeen dhiigooda iyo xoolahoodaba marka laga reebo xaqa Islaamku ku leeyahay, xisaabtooduna waxay u taala Ilaahay.