Xadiiska 20 aad

 حَدَّثَنَا مُحَمَّدُ بْنُ سَلاَمٍ ، قَالَ : أَخْبَرَنَا عَبْدَةُ ، عَنْ هِشَامٍ ، عَنْ أَبِيهِ ، عَنْ عَائِشَةَ ، قَالَتْ : كَانَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ إِذَا أَمَرَهُمْ ، أَمَرَهُمْ مِنَ الأَعْمَالِ بِمَا يُطِيقُونَ ، قَالُوا : إِنَّا لَسْنَا كَهَيْئَتِكَ يَا رَسُولَ اللَّهِ ، إِنَّ اللَّهَ قَدْ غَفَرَ لَكَ مَا تَقَدَّمَ مِنْ ذَنْبِكَ وَمَا تَأَخَّرَ ، فَيَغْضَبُ حَتَّى يُعْرَفَ الغَضَبُ فِي وَجْهِهِ ، ثُمَّ يَقُولُ : إِنَّ أَتْقَاكُمْ وَأَعْلَمَكُمْ بِاللَّهِ أَنَا

Waxa laga wariyey Caa’isha inay tidhi: Nabigii Ilaahay (N.N.K.H) inuu ahaa marka uu faro, (mid) Fara camal ay awoodi karaan, waxay dhaheen (saxaabadii): Annagu ma nihin hay’adaada (shakhsiyadaada) oo kale Rasuulkii Ilaahayow, Ilaahay wuxuu dhaafay danbigaaga kiisa hore iyo kiisa danbeba, wuuna caroon jiray (Nabigu) illamaayo laga garto caradiisa wajigiisa, markaasu dhahayey: Ka idiinku Eebe cabsiga badan idiinkuna cilmiga badan waa Aniga.