Xadiiska 82 aad

حَدَّثَنَا سَعِيدُ بْنُ عُفَيْرٍ، قَالَ حَدَّثَنِي اللَّيْثُ، قَالَ حَدَّثَنِي عُقَيْلٌ، عَنِ ابْنِ شِهَابٍ، عَنْ حَمْزَةَ بْنِ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ عُمَرَ، أَنَّ ابْنَ عُمَرَ، قَالَ سَمِعْتُ رَسُولَ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم قَالَ ‏”‏ بَيْنَا أَنَا نَائِمٌ أُتِيتُ بِقَدَحِ لَبَنٍ، فَشَرِبْتُ حَتَّى إِنِّي لأَرَى الرِّيَّ يَخْرُجُ فِي أَظْفَارِي، ثُمَّ أَعْطَيْتُ فَضْلِي عُمَرَ بْنَ الْخَطَّابِ ‏”‏‏.‏ قَالُوا فَمَا أَوَّلْتَهُ يَا رَسُولَ اللَّهِ قَالَ ‏”‏ الْعِلْمَ

Ibnu Cumar (I.R.H) wuxuu dhahay: Waxaan maqlay Rasuulkii Ilaahay oo leh: mar anigoo hurda ayaa lay keenay weel caano ah, waanan cabay illamaayo aan arkay badnaantiisu (ka dhargay caanaha) ay kasoo baxayaan cidiyahayga, markaasaan hanbadaydii siiyey Cumar ibnu Khadaab. Waxay dhaheen Maxaad ku fasirtay Rasuulkii Ilaahayow? Waxa uu dhahay: Cilmiga.