Xadiiska 19 aad

حَدَّثَنَا عَبْدُ اللَّهِ بْنُ مَسْلَمَةَ ، عَنْ مَالِكٍ ، عَنْ عَبْدِ الرَّحْمَنِ بْنِ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ عَبْدِ الرَّحْمَنِ بْنِ أَبِي صَعْصَعَةَ ، عَنْ أَبِيهِ ، عَنْ أَبِي سَعِيدٍ الخُدْرِيِّ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ ، أَنَّهُ قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : يُوشِكُ أَنْ يَكُونَ خَيْرَ مَالِ المُسْلِمِ غَنَمٌ يَتْبَعُ بِهَا شَعَفَ الجِبَالِ وَمَوَاقِعَ القَطْرِ ، يَفِرُّ بِدِينِهِ مِنَ الفِتَنِ

Abu saciid al-khudri (I.R.H) waxa laga wariyey inuu Nabigii Ilaahay (N.N.K.H) inuu dhahay: Wuxuu u dhawyahay inuu ahaado xoolaha muslimiinta ka ugu khayrka badan Adhi uu ku raaco buuraha dushooda iyo meelaha roobku helo (Dhulka naqa ah) isagoo Diintiisa ugala ordaya Fitnada.