Xadiiska 132 aad

حَدَّثَنَا مُسَدَّدٌ، قَالَ حَدَّثَنَا عَبْدُ اللَّهِ بْنُ دَاوُدَ، عَنِ الأَعْمَشِ، عَنْ مُنْذِرٍ الثَّوْرِيِّ، عَنْ مُحَمَّدٍ ابْنِ الْحَنَفِيَّةِ، عَنْ عَلِيٍّ، قَالَ كُنْتُ رَجُلاً مَذَّاءً فَأَمَرْتُ الْمِقْدَادَ أَنْ يَسْأَلَ النَّبِيَّ صلى الله عليه وسلم فَسَأَلَهُ فَقَالَ ‏”‏ فِيهِ الْوُضُوءُ 

Cali waxa laga wariyey inuu yidhi: waxaan ahaa nin jaleelo leh (biyo is haysta oo jiitama) waxaanan Miqdaad faray inuu Nabiga (N.N.K.H) ii waydiiyo, waanu waydiiyey, wuxuuna yidh: wayso ayaa lagu leeyahay.