Xadiiska aad 48 aad
حَدَّثَنَا مُحَمَّدُ بْنُ عَرْعَرَةَ ، قَالَ : حَدَّثَنَا شُعْبَةُ ، عَنْ زُبَيْدٍ ، قَالَ : سَأَلْتُ أَبَا وَائِلٍ عَنْ المُرْجِئَةِ ، فَقَالَ : حَدَّثَنِي عَبْدُ اللَّهِ أَنَّ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : سِبَابُ المُسْلِمِ فُسُوقٌ ، وَقِتَالُهُ كُفْرٌ |
Cabdilaahi Ibnu Mascuud waxa uu ka wariyey Nabigii Ilaahay (N.N.K.H) inuu dhahay: Cayda ruuxa Muslimka waa faasiqnimo, dilkiisuna waa gaalnimo. |
Xadiiska 49 aad
أَخْبَرَنَا قُتَيْبَةُ بْنُ سَعِيدٍ ، حَدَّثَنَا إِسْمَاعِيلُ بْنُ جَعْفَرٍ ، عَنْ حُمَيْدٍ ، حَدَّثَنِي أَنَسُ بْنُ مَالِكٍ ، قَالَ : أَخْبَرَنِي عُبَادَةُ بْنُ الصَّامِتِ ، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ خَرَجَ يُخْبِرُ بِلَيْلَةِ القَدْرِ ، فَتَلاَحَى رَجُلاَنِ مِنَ المُسْلِمِينَ فَقَالَ : إِنِّي خَرَجْتُ لِأُخْبِرَكُمْ بِلَيْلَةِ القَدْرِ ، وَإِنَّهُ تَلاَحَى فُلاَنٌ وَفُلاَنٌ ، فَرُفِعَتْ ، وَعَسَى أَنْ يَكُونَ خَيْرًا لَكُمْ ، التَمِسُوهَا فِي السَّبْعِ وَالتِّسْعِ وَالخَمْسِ |
Cubaada ib nu saamit waxa uu ka warramay inuu Nabigii Ilaahay (N.N.K.H) soo baxay, si uu uga warramo habeenka Laylatul qadriga, waxaase murmay laba nin oo Muslimiina, wuxuuna dhahay: waxaan usoo baxay inaan idiin ka warrmao habeenka Laylatul qadriga, waxaana murmay hebel iyo hebel, markaasaa sare loo qaaday, waxayna u dhowdahay inay idiin khayr roontahay, ku dedaala habeenka todobaad, sagaalaad iyo ka shanaad (tobanka habeen ee ugu danbeeya Ramadaan). |