[huge_it_videogallery id=”30″]

Akhriso, Dhagayso ama Daawo

Ducada la dhahayo fadhiga Atixiyaadka:

التحيات لله ، والصلوات ، والطيبات ، السلام عليك أيها النبي ورحمة الله وبركاته ، السلام علينا وعلى عباد الله الصالحين ،أشهد أن لا إله إلا الله ، وأشهد أن محمداً عبده ورسوله

Atixiyaatu lillaahi, wassalawaatu, waddayibaatu, Assalaamu calayka ayyuha annabiyu wa raxmatullahi wa barakaatuhu, assalaamu calaynaa wa calaa cibaadillahi assaalixiina, ash-hadu anlaa ilaaha illaallahu, wa ash-hadu anna Muxamadan Rasuululaah.

(1) Salaamo, salaado iyo wanaagyaal Ilaahbay u sugnaadeen, Salaan korkaaga ha ahaato Nabiyahow iyo Naxariista Eebe iyo Barakadiisuba. Nabadgalyo korkanaga ha ahaato iyo Adoomada Ilaahay ee wanaagsan, waxaan qirayaa in Ilaah xaq lagu caabudo jirin Ilaahay mooyee, waxaan kale oon qirayaa in Muxamadna yahay adoonkiisa iyo Rasuulkiisa.


Salliga Nabiga N.N.K.H

اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ، كما صليت على  إبراهيم ، وعلى آل إبراهيم ، إنك حميد مجيد ، اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم ، وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

allaahumma salli calaa muxammadin wa calaa aali Muxamad, kamaa sallayta calaa ibraahiima wa calaa aali ibraahiima, innaka xamiidun majiid, Allahumma Baarik calaa Muxamadin wa calaa aali Muxamadin kamaa baarakta calaa Ibraahiim wa calaa aali Ibraahiim innaka xamiidun majiid.

(2) Allow u naxariiso muxammad, iyo reer muxammad, sidaad ugu naxariisatay ibraahiim, iyo reer ibraahiim, adigu waxaad tahay(allow) mahad badane sharafbadane, Allow barakee Muxamed iyo reer Muxamed sidaad u barakaysay Ibraahiim iyo reer Ibraahiim adigu waxaad tahay Ilaahayow mahad badane sharaf leh.

{اللهم صل على محمد وعلى أزواجه وذريته،كما صليت على آل إبراهيم، وبارك على محمد وعلى أزواجه وذريته كما باركت على آل إبراهيم إنك حميد مجيد}

Allahuma salli calaa Muxamadin wa calaa aswaajihii wa durriyatihii, kamaa sallayta calaa aali ibraahiim, wa baarika calaa Muxamad wa calaa aswaajihii wa durriyatihii kamaa baarakta calaa Aali Ibraahiima Innaka xamiidun Majiid.

(3) Ilaahow u naxariiso Muxamed iyo xaasaskiisii iyo ubadkiisii, sidaad ugu naxariisatay reer Ibraahim,(Ilaahow) Barakee Muxamed iyo dumarkiisii iyo ubadkiisii sidaad u barakaysay reer Ibraahim, adigu waxaad tahay mid la mahadiyo oo sharaf badan.


  1. Bukhaari: 1/13 Muslim 1/301
  2. Bukhaari 6/408
  3. Bukhaari 6/407